Arar:
Koox kasta waxay leedahay sifo iyo wax lagu gartoo ugaar ah, sidoo kale waxay leedahay muhiimad siin iyo kala hormarin waxyaabaha ay qabanayaan.
Qofna uma suurto galeyso inuu sheegto inuu ka tirsanyahay kooxdaas asaga oo aanan wadan hab dhaqanka lagu garanayay, kuna sifoobin sifooyinkooda.
Tusaale; haddii aad rabto inaa ku biirto koox dhaqaatiir ah, engineers ah ama guuto ciidan ah; waa inaa leedahay xirfadooda, habdhaqan-kooda isla markaana muhiimadda siisa waxa ay qabanayaan.
* Hadaba adiga iyo anigaba maxay nooga macno tahay kamid ahaanshaha iftiin?
* Maxaa waajib kugu ah markaa tahay shaqsi ka tirsan iftiin family?
* Diyaar ma u tahay waqtiga free-ga ama nasashada iyo maalkaagaba inaa uga qayb qaadato waxqabadka iftiin family?
* Hal abuur; maxaa fikrad cusub uso kordhinaysaa iftiin?

Hadii aan jawabteeda kusoo koobo waxay noqonaysaa dhowr qodob:
1) Inaa noqoto shaqsi kasoo baxay masuuliyadda shaqsi ahaan saaran:
Tusaale:
B) inaa si wanagsan u gudato cibaadada iyo waajibaadka alle ku saaray, kana dheeraato waxyabaha lagaa reebay.
T) noqoto shaqsi ku dhaqma cilmiga, ilaaliya waqtigiisa ugana faa'ideesta wixii faa'ido leh.
J) kasoo baxa waajibaadka qoyskiisa.............
X) ......................
2) Inaa noqoto shaqsi guta waajibaadka bulshada ka saaran: waa inaa daneysaa, fahantaa kana qayb qaadato hormarkooda, adigoo ka fogaanaya cudurada la haray bulshadaas aad la nooshahay.
Masuuliyadda bulshada kaa saaran waa ay noocyo badantahay, waxaana ka mid ah:
B) masuuliyad shaqsi-bulsheed: kaalmenta waalidkaa, caruurtaada, qaraabadada, agoonta, dadka da'da ah iyo kuwa baahiyaha gaarkaa qaba.
T) masuuliyad xirfadeed: adigoo ugu adeegaya si daacad oo barax la', bixinaya juhdigaaga si'aad u qabato adeega ugu wanaagsan ee la xiriira xirfadaada.
J) masuuliyadda xeerka iyo qaanuunka: adigoo ixtiraamaya una hogaansamaya sharciga isla markaana dhowraya ammanka bulshada aad la nooshahay.aadka alle ku saaray, kana dheeraato waxyabaha lagaa reebay.
T) noqoto shaqsi ku dhaqma cilmiga, ilaaliya waqtigiisa ugana faa'ideesta wixii faa'ido leh.
J) kasoo baxa waajibaadka qoyskiisa.............
X) ......................
T) noqoto shaqsi ku dhaqma cilmiga, ilaaliya waqtigiisa ugana faa'ideesta wixii faa'ido leh.
J) kasoo baxa waajibaadka qoyskiisa.............
X) ......................
2) Inaa noqoto shaqsi guta waajibaadka bulshada ka saaran:
waa inaa daneysaa, fahantaa kana qayb qaadato hormarkooda, adigoo ka fogaanaya cudurada la haray bulshadaas aad la nooshahay.
Masuuliyadda bulshada kaa saaran waa ay noocyo badantahay, waxaana ka mid ah:
B) masuuliyad shaqsi-bulsheed: kaalmenta waalidkaa, caruurtaada, qaraabadada, agoonta, dadka da'da ah iyo kuwa baahiyaha gaarkaa qaba.
T) masuuliyad xirfadeed: adigoo ugu adeegaya si daacad oo barax la', bixinaya juhdigaaga si'aad u qabato adeega ugu wanaagsan ee la xiriira xirfadaada.
J) masuuliyadda xeerka iyo qaanuunka: adigoo ixtiraamaya una hogaansamaya sharciga isla markaana dhowraya ammanka bulshada aad la nooshahay.

3) Inaa ka fogaato waxkasta oo carqalad iyo cadaalad xumo u keeni kara waxqabadka iftiin:
Waa inaa ka fogaataa qabyaaladeysiga, kooxeysiga iyo daneysiga gaarka ah, isla markaana noqotaa qof wax hura; bixisaa fikirkaaga, maalkaaga iyo waqtigaagaba.
Waxaa kusoo gaban gabeenayaa qayb kamid ah tix uu Abwaan Jaamac kadiye u tiriyay iftiin education oo sidaa ogtihiin ah dadka aan ku dayaneyno dhankastaba, wuxuna yiri:
Intiinaan is xilqaantee, caawa joogta agteyda.
Iskuulo shaqeeyiyo
Isbitaalo layeeshooo
Aadanaha lagargaaroo
Agoomahoo wax lasiiyiyo
Jahligii la ilaawoo
Isku filnaasho lagaaro
Aynu saarno awoodda.
Arintaan ka hadleyno
Idinku waa garateenoo
Indhihii kala qaadoo
Ileys (iftiin) baa la baxdene
Ujeedadiina wanaagsan
U tilmaama dadkiinoo
Aadanaha la hishiiya
Ardeydaa dalabteeniyo
Ubadkiina daneeyoo
Ayaatiin u sameeya.
Mahadsanid.
W/Q: Mohamed Ahmed Ali (Cala soow)
0 Comments